Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey talaabo ay qaaday heyadda WFP (Daawo Sawirro)

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad looga hadlayay iskaashiga dib usoo noolaynta wax soo saarka beeraha ayaa sheegay in qorshaha lagu kordhinayo tacabka beeraha iyo wax soo saarka uu dardar gelinayo kobaca dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka dalka ayaa sheegay in hadii … Continue reading Ku-simaha Raisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey talaabo ay qaaday heyadda WFP (Daawo Sawirro)